Ra’isul Wasaare Rooble oo Amaan kala dul dhacay Dhalinyarada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u diray dhalinyarada Soomaaliyeed hambalyo ku aadan sanad guuradii 78aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Ururkii Xornimo doonka Soomaaliyeed ee SYL. “78 sano ka hor, ayay 13 dhallinyaro ah oo Soomaaliyeed aasaaseen urrukii SYL oo doorka ugu weyn ku lahaa in dalkeennu hanto … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo Amaan kala dul dhacay Dhalinyarada Soomaaliyeed